Skip to main content

Positive Partnerships oo ay maalgeliso Wasaaradda Waxbarashada ee Dawlada Australia oo ay soo marisay barnaamijka Helping Children with Autism (Caawinta Carruurta Autistic-ga ah).

Ujeedadadeena Positive Partnerships ahaan waa la shaqeynta qoysaska, barayaasha iyo bulshooyinka si aan u xoojino noolosha dadka dhalinyarada autistic-ga ama maangoonida ah. Waxaan abuurnaa xiriiro iyo fursadaha tageero uwada simnaanta, ee ku
saabsan ardayda autistic -ga sidey ugu liibaanan waxbarashadooda ayneh u horumaraan.

Aqoon wadaagtaan waxaa lala sameeyey bulshooyinka dhaqan iyo afaf kala duwan si loo taageero carruurtooda gaadhay da’da dugsiga ee autistic-ga ama maangoonida ah.

Aqoontaan lugu afceliyeye afka Soomaaliga waxay ka caawin karaan wada shaqaysiga u dhaxeeya xubnaha qoyska iyo xirfadlayaasha la shaqeeya ee taageeraya carruurta autistic -ga ama maangoonida ah.

Positive Partnerships is a national project funded by the Australian Government Department of Education through the Helping Children with Autism program.

At Positive Partnerships, we work in partnership with families, educators and communities to strengthen positive outcomes for young people on the autism spectrum. We create connections and opportunities for an inclusive culture where autistic students belong and thrive.

These resources have been developed with culturally and linguistically diverse communities to support their school-aged children on the autism spectrum.

These translated resources can assist conversations between family members and professionals working with and supporting autistic children.


Behind-the-scenes photos of some of the wonderful Somali women who recorded the audio conversation on this page. Tap on the arrows to scroll through the gallery.


Muuqaalada – Waa maxay autism ku?

Muuqaaladaan waxay sahamiyaan qaababka wada hadalka iyo bulsheynta carruurta autistic -ga ama maangoonida ah iyo sidoo kale baahida maareynaysa dareenkooda.

Waxaan baraynaa waxyaalaha ay ku xoogan yihiin iyo waxay xiiseeyaan iyo ku xirnaantooda bulshada iyo dhaqanka iyo waxa caawiya inay wax bartaan oo ay madax bannaanaadaan.

Waxaa la sameeyey iyadoo lala kaashanayo Autistic Advisory Group (Kooxda Katala bixisa Autistic -ga) iyo xubnaha bulshooyinka dhaqamada iyo afafka badan o kala duwan.

Dhammaan carruurta maangoonida ah waxaa laga yaabaa inay leeyihiin xoogaa ay iskaga mid yihiin. Muuqaalada ama video-gaan waxay sahamiyaan kala duwanaanshaha austism-ka ama maangoonida ee qof kasta oo dhalinyaro ah.

Animation - What is autism?

This animation explores the social and communication styles of autistic children as well as their sensory processing needs.

We get to know the characters strengths and interests and their connections to culture and community and what helps them to learn and be independent.

It was developed in collaboration with our Autistic Advisory Group and members of many multicultural and multilingual communities.

All children on the spectrum may have some similarities. This animation explores the diversity of autism in each individual young person.